Inta Badan waxaa na weydiiya akhristayaasayada si aan u sharaxno Waa Maxay Domain Name iyo Hosting Marka Website Sameyneysid?

Qaar badan oo ilowga ah ma oga in kuwan yihiin laba shay oo kala duwan

Tilmamaha Bilawga waxaan kusharxi doona farqiga u dhaxeeya magaca Domain iyo Web Hosting

Waa maxay Domain Name?

Magaca Domain waa Ciwanka Mareegaha oo dadku Kuqoran Url-ka Browserka si ay u booqdaan Mareegahaaga.

Si kale hadii loo dhigo hadii website-kaagu ahaa guri. Markaas magacaaga Domain ayuu Niqon doona ciwaankiisa

Magaca Domainka waxaa uu yeelan karaa kalmadho taas oo sahleysan in laXasusto Ciwaanada maregahaa

Hadaa Hadii aad rabto inaa booqato degel internet ka ah uma bahnid inaad qorto tiro tirooyin ah taa beddelkeyda waxaa ku qori kartaa si fudud oo lagu xasuusan karo magac domain tusaale ahaan ru-educate.com

Waa Maxay Web Hosting?

Web Hosting waa meesha ay ku nool yihiin dhammaan faylasha Websitekada Waxay la mid tahay guriga Websitekada halka uu dhab ahaantii ku nool yahay ama kujiro.

Habka ugu wanaagsan ee tan looga fekerayo waa haddii magaca domain uu ahaa cinwaanka gurigaaga, markaa martigelinta webka waa guriga dhabta ah ee ciwaanku tilmaamayo. Dhammaan shabakadaha internetka, waxay u baahan yihiin Hosting webka.

Marka uu qof galo magacaaga domainka browserka, magaca domain waxaa loo turjumayaa ciwaanka IP-ga ee kombayutarka shirkaddaada martigelinta. Kumbuyuutarku wuxuu ka kooban yahay faylalka websitekadha, wuxuuna faylashaas dib ugu soo celiyaa daalacashada isticmaaleyaasha.

Shirkadaha Web Hostingka waxay ku takhasusaan kaydinta iyo u adeegida websiteka. Waxay siiyaan macaamiishooda noocyo kala duwan oo qorshayaal Hosting  ah.

Hostinger

DigitalOcean

Bluehost

Sidhee Domain name iyo web hosting Isku Xidheedhan

Magacyada Domain iyo Web Hosting waa labo adeeg oo kala duwan si kastaba ha ahaate waxay ka wada shaqeeyan si ay u suurtageliyaan mareegaha internetka

Asal ahaan nidaamka magac domain waa sida buug ciwaanka weyn oo si joogta ah loo cusbooneysiyo. magaca domain kasta gaadashisa waxaa jira ciwanka adeega martigalinta webka ee faylalka shabakada.

magacyada domain laanteydha ma dhici doonto in dadku ay helaan website.webhosting laana ma dhisi kartid shabakad ama website sidha utaqaanba

Tani waa sababta qaar badan oo kamid ah diwaaniyeshada magac domain ee ugu sareeyan ay sidoo kale bixiyaan adeegayada web hostingka

You can check more off our recommedations here